Riyada gabar miro ka guranaysa meel doog ah

Su’aasha:

Asc bahda daruuro waxaan xalay ku riyooday anoo meel doog badan jooga oo caagàran oo baadiya ah axina la jooga waxaaan guranayaay miro cagaara oo macaan ui curdana aadna u macaan faraqaa xitaa waan ku gurtay meeshu meel qurxan bay ahayd oo caagaatn barwaaqo aha.

Riyada gabar miro ka guranaysa meel doog ah
Riyada gabar miro ka guranaysa meel doog ah

Jawaabta:

Waxaad heli doontaa wax aad sugaysay natiijadiisa waana wax aad ku farxi doonto, ama ubad wanaagsan ayaad dhalaysaa oo baarri kuu ah, miraha la guranayo waa khayr iyo barwaaqo badan aad heli doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More