Riyada gabar kabo ku illowday diyaarad nin qurux badan ay la saarnayd

Su’aasha:

Asc bahda daruuro gabadh walaashay ah waxay ku riyootay iyadoo diyaarad raacday oo waxaa la saarnaa nin aad u qurxan quruxdiisuna saa id tahay aadna waan u dawanayay ninka markaan gaarnay meeshii aan u soconay waxuu i dhahay dago waxaana dhahay xagee ka dagtaa waxuu idhahay halkaas kuu dhow feedh ku dhufo markaan feedhkii ku dhuftay diyaradii ciidbayba isu badashay waxaana ii banaanaatay meel daaqada waana ka baxay waana israacanay ani iyo ninkii waxana diyarada dhexdeeda ku ilaaway kabahayga markaan xasuustay ayaan dhahay kabahaygii diyaradii baan kusoo ilaaway ayaa horteena waxaa ka muuqday sadex haweena oo aad u qurxan oo meel karka ka dhisan oo hoosta ba naan oo qabow jiifa markay i maqleen waxay iilasoo ordeen 2 kaboyow oo cusub midna waan xidhay kii kalana waan qaatay markaan xoogaa soconay geed midho bislaaday ku yaalaan ayaan kusoo baxnay anoo guro isleh ayaana toosay wll ifasira.

Riyada gabar kabo ku illowday diyaarad nin qurux badan ay la saarnayd
Riyada gabar kabo ku illowday diyaarad nin qurux badan ay la saarnayd

Jawaabta: 

Riyada waxay tilmaamaysaa in nolosha gabadha isbadali doonto laakin ay mari doonto xoogaa dhibaato waxaa laga yaabaa inay gasho safar degdeg ah waxaana sabab u noqonaya nin, ishaa Allaah khayr Ilaahay haka dhigo, hilmaanka kabaha lagu hilmaamay diyaaradda gudaheeda wuxuu tilmaamaa dhib iyo rafaad ay la kulmi doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More