Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo
Su’aasha:
Asc, e salaaan kadib waxa rabay in la ii fasiro riyo aan ku riyooday kaaso ahaa
Gabar u xiriir wadaag jeceel naga dhaxeyay mudo 5 sano ah, kadib ba waxaa dhacday inaa is qilaafnay o aniga aad u carooday kadib ba habeenkii waxaan ku riyooday isla ayadii o la guursanayo iyo aniga o isku dayaya in arooskas an baajiyo si aan aniga u guursado
Riyadas maxay tahay fasirkeda wll
