Riyada gabadh igu leh si dhakhso ah naagu kaalay

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
Webka Daruur waa adeega shacabka
loogu kalsoonida badan yahay
Waananu jecel nahay Allah macak

Waxaan ku riyooday anoo ay ila soo hadashay gabadh aabaheed xanuun Sanaa
oo ay igu leedahay si dhakhso ah noogu kaalay
Ana aanku idhi Haye
Allah mahadleh

Riyada gabadh igu leh si dhakhso ah naagu kaalay
Riyada gabadh igu leh si dhakhso ah naagu kaalay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in xaaladda qofkaas bukan isbadal lasoo gudboonaan doono sida aad iigu sheegtay qoraalka kale marka riyada qofkaas xaaladdiisa ayay tilmaamaysaa isbadalkaas wax walba ayuu noqon karaa khayr Ilaahay haka dhigo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More