Riyada faras cad dhintay oo faras kale dul taagan
Su’aasha:
Asc wllo waxan ku riyodey faras cad oo la cunay inu ey cun aya la ishegay raqda faraska waxa dul tagnaa faras kle oo buuran quruxbadan marka raqda faraska wu aha mid madhay ama inbadan kaso waregty wuxu u eka qalfoof inta kurta uunban cadi u muuqatey
Khyr ban rajeynya alle ha idin sharafo wlli
