Riyada eyeeyada dhimatay iyadoo faraxsan haddii la arko

Su’aasha:

Ayeeydey oo dhimatay ayaan riya ku arkay ayada faraxsan bal hala ifasiro

Riyada eyeeyada dhimatay iyadoo faraxsan haddii la arko
Riyada eyeeyada dhimatay iyadoo faraxsan haddii la arko

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhowr waxyaalood mid wuxuu la xiriiraa ayeeyadaada kaas oo ah in xaalkeeda uu fiican yahay oo aysan dhib qabin.

Maidda kale adiga ayay kugu saabsan tahay waxayna tahay inaad heli doonto farxad iyo wanaag waxaa dhici karta inaad safar gasho, guud ahaan riyada way fiican tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More