Riyada eey i qaniinayo aan haraanti isaga fujinayo Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Sep 26, 2021 362 0 Su’aasha: Asc walaal waxan riya ku arkay eey iqaniinayo aan haraanti isaga fujinayo waliba anigo kaba buud ah xiran Riyada eey i qaniinayo aan haraanti isaga fujinayo Jawaabta: Waa cadow taag daran aad iska dhicin doonto riyada waa riyo tilmaamaysa inuu jiro qof cadow kugu ah oo daciif ah aan waxba kaa qaadi karin qaylo iyo caay kaliya ayuu awoodaa marka ugu dambaysa waad iska dhicin doontaa. Qaniiyada EeygaRiyada Eeyga 0 362 Share