Riyada dumar iyo rag masaajidka iskula jira

Su’aasha:

Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday anagoo dad badan masaajid ku jira oo rag iyo dumara lakiin xijaab nooma dhaxayn waxaana fadhinay raga gadaashoodo Muxaadaro ayuu nin carabu noo jeedinayay markii mu xadaradii dhamaatay waxaa saajidkii ku haray intayadii dumarka ahayd waana wada xijaabnayan waliba sifiican oo dhar culusban qabnay gabar ayaana dhahaday aan tukano lkn dumarkii waxay wada dhaheen waan tukanay ee wan baxaynaa waa xili danbe waana ka diidnay in aan la tukano meesha mixraamka ayaana iyadoo tagan kaaga tagnay dumarka xitaa magaranayo ani waxa meel iitalay lacag yar iyo boorso inkitabna waan wadanay ila ahayd waxana lahayn wll anaga waan tukanee waan baxaynaa wll ifasira

Riyada dumar iyo rag masaajidka iskula jira
Riyada dumar iyo rag masaajidka iskula jira

Jawaabta:

Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa magaalada aad joogto in khayr badan usoo socdo sidoo kale in dambidhaaf aad heli doonto adiga sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa ducada in lagaa aqbali doono, riyada waa riyo khayr iyo bishaaro xambaarsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More