Riyada dukaan oo layga dhacayo

Su’aasha:

asc walaalaha daruur dhamaan tiin sln kadib
waxan riyo ku arkay xly anigo dukan la iiga taganayo oo dhex joogo baan waxan is arka aniga oo joogo mel dukankii anigo 10km mel ujirto aan hadana joogo qab aan utagayna aan garanayn sida aytahayna marka solabanayo dukankii lagaga tagay so fiiri isdhahay waxa iga hor imanayo wil walaalkay iladhashay oo dukan iga so horjeedo jogay loga tagay hadal waxu igu bilaba barito waa jimco waxad rabto sameyso sida dontana uso bashal lkn bari waa sabdi bananka ha iskugu bixin waa maalin shaydamaha shayadin baa waregayso marka turub hada hayso noken barito ayan waguriga kuwada ciyaraynaye ana dukankii baa kawareysana oo warkiisa maba micnayn asna hadalka leeba ku celcelinaya dukankii baan uso cararay oo labililiqaystay marka fadlan ado mahadsan tana iso fasir waa isla xly dii riyada kuso qoray horay bay kuxigtay marka sida baa ukala qaaday mahadsanid.

Riyada dukaan oo layga dhacayo
Riyada dukaan oo layga dhacayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in laga yaabo arrin aad dayici doonto oo amaano kugu ah, amaanadaas wax walba ayay noqon kartaa, marka iska ilaali inaad dayacdo amaanada laguu dhiibtay, riyada waa digniin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More