Site icon Daruur درور

Riyada dubitaanka ukunta maxay tahay

Su’aasha:

scw riyada ukunta la dubayo maxaa lagu fasiraa gabadh haday aragto iyadoo jikada ukun ku dubayso ukuntana ay tahay mid aad u caraf badan meeshana cunto badan ayaa buxda iyo qudaar.

Riyada dubitaanka ukunta maxay tahay
Riyada dubitaanka ukunta maxay tahay

Jawaabta:

Riyada dubitaanka ukunta waa wax fiican,  qof haduu arko asoo dubaya ukun riyada waxay tilmaamaysaa arimaha uu faraha kula jiro inay u hagaagayaan, sidoo kale dubintaanka ukunta wuxuu tilmaamaa hagaajin wax la hagaajinayo, guud ahaan waa wax fiican.

Haddii ay tahay qofta  ku riyootay gabar wali la guursanin riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbal farxad leh, sidoo kale waxaa u hagaayaya guurka ay guursan doonto.

Exit mobile version