Riyada dibqaloca iyo gelid guri wayn oo mugdi ah

Riyada dibqaloca iyo gelid guri wayn oo mugdi ah

Su’aasha:

Waxan ku riyooday dibqaloocyo ku gurigeyga waliba ayagoo maqaar ka dhacay iyo iyagoo caadi ah oo ku dhuumaaleysanayo dharka iyo saqafka guriga ma dilin. Oo waxan arkay saddex nin oo tusbaxyo leh waa isla hadalnay. Waa ka tegay waxan albaabka ka galay dhismo weyn oon ku qiyaasay dabaq waxuu noqday mugdi Saa id ah oon laheyn meel ifeyso.

Riyada dibqaloca iyo gelid guri wayn oo mugdi ah
Riyada dibqaloca iyo gelid guri wayn oo mugdi ah

Jawaabta:

Dibqaloocyada aad aragtay waa dad cadow ah oo iska dhigaya dad fiican waana dad saaxiibo kula ah qolka mugdiga aad gashay waa dhib iyo wareer aad ku dhici doonto waxaana sabab u noqonaya dadkaas cadowga kugu ah inaad wareer gasho ama dhib kugu dhaco, riyada waa digniin iska ilaali dadka qaar oo hoos cadow ka ah.

Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow

The reversals you have seen are enemy people pretending to be good people and they are people who are friends with you. The dark room you entered is a problem and confusion that you will encounter and it is the reason that those enemies are causing you to be confused or in trouble. The dream is a warning to avoid. Some people are under the enemy.

 

Halkan ka daawo riyada dibqalooca oo faahfaahsan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More