Riyada dhiiga sanka oo xinjiro ah
Riyada dhiiga sanka oo xinjiro ah
Riyada:
Sheikh waxaan ku riyoodey anigo sanka uu iga imanayo dhiig xinjiro ah oo faraban aniguna an oynayo

Fasirka
Riyada waxay kaaga digaysaa in aad ka heli doonto lacag meel xaaraan ah
Waliba waxay badan tahay nin inuu lacagtaas ku siinayo
Waxaa laga yaabaa qalad weyn inaad gasho oo sumcaddaada hoos u dhigayo
Waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso waxyaalaha liita oo xaaraanta ah
Dream warns you that you will get money from a forbidden place
It is also likely that a man will give you that money.
It may be a big mistake to make that undermines your reputation
You are required to avoid the unclean and the unclean things