Riyada waxay tilmaamaysaa xanaaq iyo caro iyo mashaakil inaad kala kulmi doonto dadka adiga kuu dhow qaraabada ama deriska, waxaad noqon doontaa sidoo kale qof caro badan oo xanaaqasn siiba marka dadkaas aad la joogto, haddii uu jiro qof ku guursan rabo oo xiriir idinka dhaxeeyo waxaa idin soo dhexgali doono dhib iyo dagaal.