ASC WAAD MAHADSANTIHIIN
Ilaahay ha idin xafido
Waxaan ku riyooday anoo adhi fara badan oo waxaro yaryarina ku jiraan oo cadcad anoo lajooga meel geedo badan oo aad uqurux badan green ah dhirtu oo lkn banbanaan ah
Oo daruuro waawayn dhinaca bari iyo galbeedba is xidheen oo cadceeduna hayso daruuraha oo ay aad u qurux badan yihiin dhexduna banaan tahay
Oon eegayoon ku faraxsanahay
Allah mahadle.