Riyada dagaalka iyo dilka oo dad dhex maro

Riyada dagaalka iyo dilka oo dad dhex maro

Riyada:

Asc wll waxan ku riyodey familgyga dhamantii ila aderadey guri wada jogna kadib waxa so degtay diyaarad gurigayaga agtisa wan naxny waxa utagay diyaradii adeerkay oo sita laba qori ama loox kadib waxa diyaradii kaso boodey wax jin u eeg adeer tuurey kadib dagalkii halkasu ka bilamay lkin dad ayey noqden marki danbe waxan dilay laba nin iyo gabadh siba gabadh ayan isleynyn inbadan wn ka adkadey
Wll iso fasir wad mahadsantihn wllo

Riyada dagaalka iyo dilka oo dad dhex maro
Riyada dagaalka iyo dilka oo dad dhex maro

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in dad aad isku xanaaqi doontaan waxaa dhici karta qaraabada ama deriska inay yihiin, xanaaqa iska ilaali wixii keeni kara dagaal iyo iskudhac.

Riyada marka cabsi ay wadato inta badan waa mid shaydaan sabab u ah

 

Halkan ka daawo riyada dagaalka

 

Dreams indicate that people you will be angry with can happen to be relatives or neighbors, avoid anger that can lead to war and conflict.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More