Riyada daadashada tinta iyo maska iyo mulaca
Su’aasha:
wll waxan ku riyodey timaha oo qeybta dhagta ila isha xigta oo timihi igasi daaten ano arkaya timu igaso daadanayen wan ooyayey hooyo i ag jogtey ku laha hooyo timaheygi maxa helay aadban u oyayey
Riyada labad
Waxn kle ku riyodey ano heysta inan yar oo aad uqurux badan waxn ku sidey sinta waxyna ila muuqatey inan anigu dhalay isla riyada lafteeda hadan waxn arkay wax weyn oo ah mas aaad uweyn leeg dhararkisu ama kawaba weyn guryaha ooo raba inu icuno wu iso egayey ana wan qeylinayey waxn la hooyoy iga qabo hadan waxn arkay hooyo oo iyada eryanayo mulac ka madmadow oo isna weyna kadib ayan waxn ku dhawaqayey laa ilaha ilalaaah war iga qabta waxoga markan ku celcelinayey la ilah ilaha waxn arkay rag salad tukanyo meel ah guri jajaban ama kharabadah markaybsalada tukaden ayu bahalki weynay .wad ku mahadsantihin jasakala daruur
