Riyada cuntada maxay noqon

Interpretation of a dream of eating

Riyada cuntada maxay noqon

Su’aasha:

Qofka haduu arko asoo cunaya hilib iyo bariis iyo moos maxaa la dhihi karaa fasirka riyada hilibka wuxuu u muuqdaa inuu yahay hilib ide oo cadiin badan leh sidoo kale meesha  waxaa yaalla maraq cad oo si daran usoo carfaayo.

Riyada cuntada maxay noqon
Riyada cuntada maxay noqon

Jawaabta:

Cuntada guud ahaan waxaa lagu fasiraa arsaaq badan, gabar hadday aragto iyadoo cunto cunayso oo farxad iyo wanaag meesha ka muuqadaan waxay tilmaamaysaa in la guursan doono, sidoo kale ninka doobka ah haduu arko asoo meel la buuxo asoo faraxsan waxaa la dhihi karaa guur ayaa usoo dhow.
sidoo kale cuntada marka ay tahay mid cabsi leh oo xun waa arrimo aan fiicanayn oo qofka lasoo gudboonaada

Fasirka riyada cunidda hilibka bisil

Food is generally interpreted as a lot of food, if a girl sees her eating food and happiness and goodness appears in the place indicates that she will be married, and if the dooni man sees a place full and happy, it can be said that marriage is near.
Also food when it is scary and bad are bad things that the person is going through

 

Riyada Cuntada halkan ka daawo iyadoo faahfaahsan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More