Mararka qaarkoda waxan ku riyoodaa anoo culays is saaran yahay waxaan rabaa inaan hadlo mana hadli karo neefta ayaa iga xirmayso waxayna u badan tahay riyadaas xiliga salaada subax, sidoo kale waxaan arkaa anoo kaadi daran hayso markaas inta badan maxaa la dhihi karaa fasirka riyadaas
Jawaabta:
Riyada aad sheegtay waa dhadhab ma aha riyo sax ah oo macne leh, culayskaas waa xaga shaydaanka waxaa lagaa rabaa marka aad isku aragto inaad Alle ka magangasho shaydaanka marka riyada noocaas ah waxay timaadaa marka qofka uu u dhxeeyo soojeed iyo hurdo.