Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo

Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo

Riyada:

Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo cudurka eedhiska igu dhacay anigane aan wax walwal ah ka qabin o dhahaayo ilahay baryaa suratu baqaraa aqrisanaa 1 bil kadibna waaka caafimada

Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo
Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad la kulmi doonto oo dhibaato leh laakin dhib kuma soo gaarayo

Waxaad ka gudbaysaa arrintaas adoon dhib kusoo gaarin, waxaa lagaa rabaa inaad ku dadaasho quraanka.

 

Riyada xanuunka halkan ka daawo

 

The dream indicates that you will encounter a difficult issue but you will not be in any trouble

You will overcome it without any trouble, you are required to strive for the Quran.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More