Riyada caano fadhiistay ama dhanaan iyo gabar faraxsan

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN MARWALBA ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LASOCDA WIIL AAN SXBO NAHAY AYAAN SOO GALNAY TUKAAN AAN CAANAHA GEELA KA IIBSADO CAANO ISII AYAN KU IDHI WAXAA II IGU YIDHI WAA KUWAASI CAANO BAALDI KU JIRAY OO FADHIISTAY AMA KALA BACAY AMA DHANAANAY
MA RABO AYAAN KU IDHI EE CAANO DHAY AH ISII HADANA CAANO FADHIISTAY OO BAC KU JIRUU ITUSAY WAAN DIIDAY ALBAABKANA WAXAA TASGNAYD GABADH QURUX BADAN OO QOSLAYSAY ANA WAXBA KAMAN QAADAN
ALLAH MAHADLEH.

Riyada caano fadhiistay ama dhanaan iyo gabar faraxsan
Riyada caano fadhiistay ama dhanaan iyo gabar faraxsan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursanayso gabar edeb leh oo anshax wanaagsan oo nadiif ah caanaha dhaayda waxay astaan u yihiin wax nadiif ah oo fareesh ah oo cusub caanaha kalana waa wax daahay oo dhanaanoobay, gabadha riyada ku jirta ee farxsan ayaa xoojinaysa fasiraadda ah inaad guursan doonto gabar yar oo  fiican.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More