Riyada bulaca iyo yaanyuurta
Riyada bulaca iyo yaanyuurta
Riyada:
Waxan ku riyodey anigo meshan cundada ku karsanayo akdis yanyur baqdise ika cuneyso baradho cerin an wali fiqin kadib asked kaso bixinayo wlai mindi uka so bixiye meysan laqin balse afkey kishanayse marka so bixiye wey is baqdisise wax dhintay cml asa albabka ka bixiye albabki an xirde wada hos kaso kashay markas an gawadheyda ku iri kalay hablayo iken talefankeyga kadib quranka ka shiday asa u dhaweye ayado wax is baqdisiye iska dhigeyso quranki marka u dhaweye waba baba eysa yanyurdi dhama eber wax madow si babayo noqode. Hadane ganbarka ku dhafisde gadus lugda bidix ayaa bulac madow yilay markas gawadheydi dhahay hebalayo iken talefan hadane quranki ban ku shiday u dhaweye codko dher ku dhaqayao quranka bolaci wa bababay wax madow baby burburay cml nowday wan yabay ano yaban hordadi kaso kacay sunxnalaj

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dad naxariis aan lahayn oo aad la kulmi doonto
Waxaa laga yaabaa inay wax idin dhex maraan.
Dadkaas waxay u badan yihiin qolo xaasid ah oo khiyaano kugu samayn karo
Waliba sixir inay adeegsanayaan baa laga yaabaa
The dream indicates that you will encounter unkind people
They may be going through something.
These people are mostly envious people who may deceive you
They may also be using magic.