Riyada Bisada cad oo laabta la galinayo

Su’aasha:

Asalam Alaikum walal maxa lagu fasiraa riyada qof ka isagoo joogin magaaladiisa oo safar ah markan galay gurigii aan u socda waxa ku booday bisad cad oo quruxan gurigaas joogtay oo aan laabta gashtay hooyadeey ayaa meesha taagan oo ii dhoola cadeeynaysa.

Riyada Bisada cad oo laabta la galinayo
Riyada Bisada cad oo laabta la galinayo

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa in aad dhali doonto gabar qurux badan baarri ah oo degan, waxaan aad ugu farxi doonto gabadha yar hooyadaada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More