Riyada barkad la iibinayo
Riyada barkad la iibinayo
Riyada:
Sheekh intii rabadaanta ayaan ducaystay arin igu taagnayd waxaan kuriyooday aniga iyo aabo oo wada socona ayaa nin nooyimi hadal buu yidhi hadalkiibuu aabo ku farxay markaasuu igu yidhi ninkani barkada haydinkala cabo markaan soo kacay waan fahmay in ducadii layga aqbalay habeenkii labaad taraawiixda kadib ayaa lacagbadan laydhiibay si kadisa nimaanan garanayn ayuu haa ka iidhiibay muraadaydii ayaan ku fushaday waxaan damcay inaan cidna usheegin arinkaas sirta aniyo ilaahay na dhexmaray habeenkii markaan seexday ayaan ku riyooday anigoo barked iibinaya oo laygu leeyay 80 kun baa laguu dhigay anagoon wali kala iibsan ayaan soo kacay waxaan ku fasiro ayaan garan waayay xalayto ayuu nimaan ilmaadernay oo saxaaxibna nahay oo wadaada ilasoo hadlay waxaan uga sheekeeyay qisadii aan islahaa cidna haw sheegin markaasaan ku idhi waar xiligaa ilaahay bari waad helaysaa muraadkaaga kadib waxaan xusuustay riyadii barkada aan iibanayay waxaan ka qoomamoday inaan kasheekeeyay arinkii ducadii layga aqbalay maxay noqon kartaa sheekh barkadaa aan iibanaayay barkad waa meel laga cabo xoolahan laga waraabiyo
Su aashani waxay la xidhiidha qoraalkaygii hore ee barkada la iibinayo qisada aan saaxiibkay usheegay miyaan ku qaldamay oo inaan qarsaday ahay sirahayga mise waa iska caadi macaa waxaan usheegay lacagta tiradeedii waxaan doonayay inuu ducada badayo sidaa darteed ayaan ugu sheegay sheekh maxay kulatay

Fasirka:
Riyada waa khayr waxayna u eg tahay liibaan aad helayso.
ganacsi ayaa laga yaabaa inay tilmaamayso.
ama fursad qaali aad heli doonto, guud ahaan riyada waa bishaaro.
Ku dadaal salaadda iyo cibaadada oo dhan.
The dream is good and it looks like success.
a business may be pointing out.
or a precious opportunity you will have, overall the dream is good news.
Strive for all prayer and worship.