Riyada baranbaro oo dharka iga galayso
Riyada baranbaro oo dharka iga galayso
Riyada:
Waxan ku riyooday anigoo faraxsan ba guriga habaryatey albabka ku garaacey wey iga fudhay wan salaamey anoo hadal usoo wada baa wax I qaniinen saa wa cararey gurigeen furey mise xasharaad am garanwayey sii galaya qolka anii ba is fiiriyey surwaalkeyga eegay mise hoosta halkii yareyd baranbara igaga aruuurtey naxdintiii aa naxey hurdadii kasoo booday ilaa imika soo jeeda

Fasirka:
Waa dad aad kuugu dhow oo ku dhibayo waliba waa dad qaraabada ah
Waxay isku dayayaan inay si daran kuu dhibaateeyaan hadal iyo xaasidnimo.
Marka riyada waa digniin lagaaga diayo dadkaas
Halkan ka daawo riyada baranbarada
They are people who are very close to you and who are bothering you.
They are trying to harass you severely with words and jealousy.
The dream is a warning to those people