Riyada bada iyo maraakiibta

Riyada bada iyo maraakiibta

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo jooga bada meel ay maraakiib badan iyo laashash badan iyo doonyo ay taagan yihiin ayaan dhex joogay anoo aad u faraxsan
marna xeeligaan u baxayay oon halkaasi ka daawanayay baduna way daganayd aadna way u qurux badnayd
Allah mahadle.

Riyada bada iyo maraakiibta
Riyada bada iyo maraakiibta

Jawaabta:

Badda macne badan ayaa lagu fasiraa laakin qaabka adiga aad u aragtay waxay tilmaamaysaa inaad gaarayso dantaada oo aad ka dhabaynayso

waxa aad u dagaallamayso siiba marka ay badda degan tahay doomahana waa badbaado

inaad ka badbaadayso dhib kaste kuu imaan kara marka aad raadinayso mustaqbalka.

 

Qof janaabo qabo shaambo iyo saabuun maku qubeysan karaa

 

 

The sea is interpreted in a lot of sense, but the way you have seen

it indicates that you are achieving your own interests and that you are fighting for what you are fighting

for when the sea is in the sea. It is safe to be saved from any problems that may come to you when you are looking for the future.

Halkan ka daawo badda riyadeeda

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More