Riyada ayeeyo mar hore dhimatay oo sakaraad ah Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Dec 1, 2021 594 0 Su’aasha: Xaley waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo mar hore dhimatey alle ha u naxariistee oo sakaraad ah sariir saaran maxaa lagu fasiri karaa riyadaas. Riyada ayeeyo mar hore dhimatay oo sakaraad ah Jawaabta: Riyada qof dhintay oo sakaraadaya ma fiicna waxay tilmaamaysaa guriga inuu wax ka dhici doono, waxaa kaloo lagu fasiri karaa ayeeyadaada inay duco u baahan tahay, mar kaste salaad aad tukataan u duceeya, inshaa Allaah khayr Allaah haka dhigo. Riyada AyeeyadaRiyada Qofka DhintayRiyada Sakaraadka 0 594 Share