Riyada axwaasha qiyaamaha iyo geerida

Su’aasha:

ASC wad kumahadsantihiin sida wanaagsan ee aad su’aalaha ugajawabtan dowr sualod ayan jeclahay inan idin waydiiyo
1.habeendi udambeyay wan isku arkay anigo sookacay 2.00am anigo waliba cabsanayo habeena isku xig xiga ayan waqtigan sookacay caado umalahan jirin lakin halay ayan sookacay isla waqtigi anigo riyo cabsi badan arkay dad dhintay axwaasha qiyaamaha waxyaalo geeri kusaabsan alx wansokacay wantukaday aniga waxaan ufasirtay in salatu laylka ukac la ileyahay maadama waqtigaas Illahi soodago sido kale waxaan ufasirtay in digniin ay itahay wan ogahay dambile ayan ahay bal maxaa lugu fasiri kara.

Riyada axwaasha qiyaamaha iyo geerida
Riyada axwaasha qiyaamaha iyo geerida

Jawaabta:

Riyada waxaa laga yaabaa inay tilmaamayso qaladaad aad ku jirto, waxaa laga yaabaa in lagaaga digayo dambi , marka Alle u dhowoow oo towbadda laasim, riyada axwaasha qiyaamaha inta badan qofka camalkiisa ayay tilmaamntaa, marka towbo u degdeg, salaatu laylka waa camal aad u fadli badan marka ku dadaal intaad awooddo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More