Riyada awr i eryanaya oo midi dhuunta ka galiyey

Su’aasha:

Asc bcda sln wll waxaaan ku riyooday awr eryanaya. taas oo habeena badan aan riyo badan ku arkay ilaaa anoo yar ayaan arkay riyadaaas. hadaba afar habeen ka hor ayaaan hadaba riyo ku arkay awr iyo anigoo geed kaga daba wareegaya ayaaan midi dhuunta ka galiyey kadib ayaaan soo baraarugay.

Riyada awr i eryanaya oo midi dhuunta ka galiyey
Riyada awr i eryanaya oo midi dhuunta ka galiyey

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in ay kugu soo wajahan yiihiin xaalado murugo leh oo cabsi, awr marka uu qofka soo daba galayo waxaa lagu fasiraa fidno iyo dhibaato murugo xambaarsan, laakin riyada waxaa ku jirto bishaaro oo ah inaad ka badbaadayso dhibkaas, taas waxaa laga fahmayaa dilka aad dilayso awrka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More