xaley waxaan kuriyooday anigo la iguuriye gabar hooyo familkeeda ah marka hore arooska raali ayan ka aha maalinki labaad ayan qayli bilabay waliba anigo leh aniga gabar dibada igeyso inaad iguurisan ayaan isku ogeyn qoftan marabo meelahas anoo marayo ayan so toosay waxa kaloon riyada in wiil an aqano aan isku mar guursanay waliba hal habeen.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan arrimo walwal kugu hayo oo la xiriira mustaqbalkaaga xagga shaqada ama waxbarashada, waxaa laga yaabaa inaad ka tagto wixii wax kuu taraya waxaa kaloo dhici karta riyada inay digniin kuu tahay oo la rabo inaad ku dadaasho wixii wax kuu tarayo shaqo ama waxbarasho oo mustaqbalaaga dhisaya.