Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka Allah macak ilaahay ha ku xafido sheakh adigana
waxaan ku riyooday khamiisgaygii oo LA ii maydhay oo lagu wadhay dhul banaan oo wada dooga oo aad u qurux badan oo green ah khamiis cad
Allah mahadleh
Jawaabta:
Riyada dharka la dhaqayo oo la warayo waxay tilmaamaysaa xaalkaaga inuu hagaagayo noloshaada inay noqon doonto mid aan lahayn dhib walwalkana inuu kaa dheeraanayo, waxaa kaloo riyada laga qaadanayaa xanuun hadduu jiro inaad ka caafimaadayso, riyada waa riyo guud ahaan aad u wanaagsan.
Astaanta dharka cad waa in waxba kaa qarsoonayn wasakha ka baxay waa wixii dhib ah.