Riyada anoo xafiiska Raisalwasaaraha Cusub ka shaqaynaya

Su’aasha:

Asc waallo wiil aan saxiibo nahay oo wanagsan alle ku xiran ayaa wuxuu ku riiyoday anoo xafiiska Raisalwasaaraha Cusub ee soocdaa aan wali la dooran ka shaqeynaya safar ugu socda Dubai. Maxay noqon karta Riyaadas.

Riyada anoo xafiiska Raisalwasaaraha Cusub ka shaqaynaya
Riyada anoo xafiiska Raisalwasaaraha Cusub ka shaqaynaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari doontid oo aad yeelan doontid magac, sidoo kale inaad jago heli doonto oo dadkana ay kaa dambayn doonaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More