Riyada anoo mooto wada wiil baaskiil wata iga hor yimid

Su’aasha:

Asc, waxaan arkay anoo wadaayo mooto , waxaan ku socoday dhabba kale waxaa igu hor yimid wiil baaskiil wato waan is dhaafnay si nabed ah , maxay noqoney ?

Riyada anoo mooto wada wiil baaskiil wata iga hor yimid
Riyada anoo mooto wada wiil baaskiil wata iga hor yimid

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guul ka gaari doonto waxa aad maagan tahay inaad samayso, waxbarasho ama ganacsi waxay yihiinba, riyada waa riyo fiican oo tusinaysa waxa aad qaban doonto mustaqbalka dhow inshaa Allaah.

Dadka kula tartamaya waad ka adkaan doontaa inshaa Allaah

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More