Riyada anoo mooto wada wiil baaskiil wata iga hor yimid

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anoo wadaayo mooto , waxaan ku socoday dhabba kale waxaa igu hor yimid wiil baaskiil wato waan is dhaafnay si nabed ah , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guul ka gaari doonto waxa aad maagan tahay inaad samayso, waxbarasho ama ganacsi waxay yihiinba, riyada waa riyo fiican oo […]
Riyada waditaanka baaskiil lala wadayo labo qof kale

Su’aasha: Nin wuxuu arkay asagoo wadayo baaskiil ula socda labo kale, asaga gees buu xigaa , waxaana uga jiro koofi mid kasta madaxa, labada midkood kabixiyay koofiyada, kan kale marka ufahmay arinta jeebka gashtay koofiyadiisa, markay wada istaageen kii koofiyadiisa jeebka gashtay kore loo qaaday waala xambaaray asagoo leh ma quraacan idaah waala daayay maxay […]
