Riyada anoo la ileeyahay waxbaa dishay
Su’aasha:
Asc sxb waaanku salaamayaa salaan bacdigeed mar dhexdaas oo bil ka soo wareegatay ayaan habeen ku riyooday anoo gaari saaran hadana gaarigii i dhaafiyey meeshii aan rabay maahe meel kale ka dibna intaan gaarigii ka degtay aan dhex galay xaafad aan aqoon markaasa waxaan isku dayey inaan weydiiyo dad culimo u ekaa oo meesha inay ii tilmaamaan meesha saxda ee gaariga ka raaci lahaa markaasa nin weyn oo wadaad u eg wuxuu ileeyahay ninka imaamka ninka dilay waa ninkan saan yaabay isla riyadii dhexdeeda anigana markaaa qof lunsan ayaan ahaa hadaanba soo kacay wuxu waaba riyo maxaa lagu fasiri karaa sxb qaaliya.
