ASC WAADKU MAHADSANTIHIIN SIDA FIICAN EE DEG DEGA EED NOOGU SOO JAWAABAYSAAN ALLAH MACAK
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO CAAWINAYA ARDAYDA DALKEENA WALIBA 8 BILYAN KU CAAWANIYA WAANA ARIN YAABA OO AH QALIN DHAGAXA OO SIDEED MIDABLEH OON SAMEEYAYAY OO ARDAYDA AAD U CAAWINAYA ARDAYDU WAXAY U BAAHANTAHAY GARANAYOO QORAYA SAMUURADA
HADANA WAXKASTOO LOO BAAHDO MASAXASYO AAN LA YAABAY
HADANA OO MARKAAN ARDSYDII TUSAY AYLA YAABEEN DADOO DHAMI IGU SOO XOOMEEN OO ARDAYDII MARKAAN TUSAY AY LAKALA CARAREEN HABLO AAD U FARO BADAN OO ARDAYDII AHI KABACDI SIDA BIRLABTU UGU SOO YAACAYA GACANTAYDII OO AAN XABADNA LA KHIYAAMI KARIN
XATAA WADANADA KALE AY SOO DOONANAYAAN OON KA IIBNAYO
5 BILYAN KASIINAYOO ADUUNKOO DHAMI LA YAABAN YAHAY
ALLAH MAHADLE.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa wixii ay tilmaamayeen riyooyin badan aan kuu fasiray, mustaqbal fiican hanti badan magac iyo muuno aad heli doonto.
Runtii riyooyinka aad aragto ma aha wax fudud waa riyooyin macne weyn xambaarsan.