Riyada anigoo shubmaya ama xaarka iga socdo

Riyada anigoo shubmaya ama xaarka iga socdo

Su’aasha:

Walaal waxaan rabaa inaad riyadaan ii fasirtaan riyadan ah, xaley ban waxaan ku riyooday anigoo shubmaya

oo saxarada iga socoto xitaa waxaan awoodi kari waayey riyada dhexdeeda inaan musqusha gaaro.

Riyada anigoo shubmaya ama xaarka iga socdo
Riyada anigoo shubmaya ama xaarka iga socdo

Jawaabta:

Riyada shubanka badan waxay tilaamaysaa hanti xaaraan ah iyo fasahaadinta hantida,

qofkii ku riyoodo isagoo shubmaya shuban badan lacag xaaraan ayuu qaadanayaa

ama qof kale xaqiisa ayuu qaadanayaa siiba marka shubanka si xoog usoo uraya haddii laga caafimaado

shubanka isla riyada dhexdeeda wuxuu tilmaamayaa qofka inuu ka badbaadyo walwal iyo dhibaato,

inta badan wuxuu tusaa maalka oo la fasahaadiyo oo lagu cayaaro oo lagu bixiyo meel aan loogu talaggalain

 

Nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta

 

The dream of a lot of diarrhea indicates wealth and waste of wealth,

a person who dreams of pouring a lot of diarrhea is taking illegal money or taking someone else’s right,

so when the diarrhea smells strongly, if you are cured of diarrhea in the same dream,

it indicates that the person is safe from worries. and trouble,

often shows wealth being squandered and played with and spent where it is not intended

الحلم بكثرة الإسهال يدل على الثروة وإهدار المال ، فالشخص الذي يحلم بالإسهال كثير يأخذ مالاً غير مشروع أو يأخذ حقوق شخص آخر ،

وعندما تفوح رائحة الإسهال بقوة ، إذا شفيت من الإسهال في نفس الحلم ، يشير إلى أن الشخص في مأمن من القلق.والمتاعب ،

وغالبًا ما يظهر تبديد الثروة واللعب بها وإنفاقها في مكان غير مقصود

Halkan ka daawo riyada xaarka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More