Asc Waxan ku riyooday riyo iguso laalabatay marar badan oo ah: Anigo markasta cunayo cake dolsho ama toortaha aadka u jilicsan.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad ku faraxdo oo xaflad in loo dhigo mudan, wuxuu noqon karaa guur hadaad tahay gabar wali aan guursanin ama darajo sare xagga waxbarashada ama shaqada, guud ahaan riyada waa riyo fiican.