Site icon Daruur درور

Riyada adoo soor cad oo macaan cunaaya

Su’aasha:

asc wr wb sheekh waxaan saaki ku riyoodey anigo xaaskega ii keentey soor macaan badan oo aad ucad oo caano ari laigu darey soortii marki hore maraq an macaanen aya la igu darey markan cuni waayey ayaa waxey ikentey maraq kale oo macaankisa aan ulayaabey soorta ad buu ucadaa caanaha sido kale cadan zaaid ayu ahaa riyadasi maxey tilmaame.

Riyada adoo soor cad oo macaan cunaaya
Riyada adoo soor cad oo macaan cunaaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto arsaaq, cuntada macaanka marka riyo lagu arko waxaa lagu fasiraa risqi, marka inshaa Allaah waa khayr iyo barako aad heli doonto, waxaana laga yaabaa xagga xaaska inay kaaga timaado oo iyada ay sabab u noqoto.

Exit mobile version