Riyada adoo kab la’aan ah waa maxay

Riyada adoo kab la’aan ah waa maxay

Su’aasha:

Waxaan laba habeen oo isku xigtay riyo ku arkay anoo caga cadaan soconaya habeenkii koowaad waxaan isla soconay aabahay markaas baa kabtii iga go’day anoo kaba la’ ayaa tukaan aabo kabo dacas ah iiga gadaayey habeenkii kalana waxaan ku riyooday anoo ordaayo oo kabihii iga lumeen riyadaas oo kale maxaa lagu fasiraa wll.

Riyada adoo kab la'aan ah waa maxay
Riyada adoo kab la’aan ah waa maxay

Jawaabta:

Fasirka riyada kaba la’aanta ama kabaha kaa lumaya waxay noqonaysaa riyadaas inay kula soo gudboonaandoonaan dhibaatooyin waliba wax baad waayi doontaa wax aad haysatay ayaa ka baxaayo wuxuu yahayba sidoo kale khasaaro ayay tilmaamysaa riyada lacag ama hanti ama wax kale inaad waayi doonto oo aad gacanta ku haysay.
Guud ahaan riyada kabaha la waynayo ma fiicna.

 

Gabar Ku Riyootay Kabo Cusub Iyadana Daad Dhucday

Riyada Dambaska Iyo Kabaha Quruxda Badan

The interpretation of the dream of losing shoes or losing your shoes will be that dream that you will overcome any problems you will lose something you have and what you have is going out of what it is also a loss indicates the dream of money or property or other things that you will lose and you have in your control.
Generally the dream of shoe enlarged is not good.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More