Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo

Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo

Riyada:

Asc bahda daruuro wll waxan sexday barqo waxaan ku riyooday anoo magaalo quruxbabadan jooga waxaana imaaday xafada aan islahaa waaqarabo waxa joogay hooyaday oon islahaa waxa u timid dhaqtar markaa hooyo waxan ku dhahay hooyo ina keen waxay dhaday daawàa iitaalee xafadaddu waxagee waxana ku dhahay hooyo waa dabaqyadaas dheer dheer meeshooda markaa waxaa ii muuqday dabaq dheer dheer waxan soo baxnay markaan soconay wxaan u imaanay aabahay oon lahaa isna dhaqtarbuu uyimid labaduba dhaqatarbay u yaadeen oo maqaaxi islaan uu lahaa wacida fadhiyan u imid markaa si kadisaan ulahadlay aabo maxagaan joogtaa haabuu dhahay islaantiibuu kudhahay mataqanaa maya yay tiri anaa dhaluu dhahay isbarta islaanatuwaa eedada magaca abaheed wan garanaahy markii hebla hebalba ladhaa wa eedada marka waxay dhahday meeshaan cidlada hadan ogahay wanba baran laha
Marakaa waxan dhahy aabo teelka lacag iigumajirtee 2dolar baa ku jirtee midbaan kuu tuuri midna waxban ku sii gadan markaa kaar iiga dhigbuuu dhahay anoo u tuur isleh ayan arkay adeerkay kaloo wayeeloo ag fahdhiya markaa wan naxay waxan dhahy 2 baad haysataa aabahaa iyo adeerkaa midkeed siisaa ano wal walaya ayuu  adeerkay hal dollar oo waraaqa iiisoo tagay waxuud dhaya ana oo iigu shub aan caruurtayda wacdee
Aabe markuu i arkay wuu ii duceeyay

Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo
Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrin ka laba kaclaynayso oo aad go’aan ka qaadan la’dahay, waliba arrintaas waxay la xiriirtaa qaraabada, marka taas ayaad riyo ku aragtay maskaxdaada taas ayay ku mashquulsan tahay, mashaakilada qaar qaab riyo ayay qofka ugu yimaadaan siiba marka uu wax ka fikirayo, marka riyada waa wax naftaada ay ku mashquulsan tahay oo qaraabada la xiriira, marka ugu dambayso arrintaas si fiican ayay ku dhamaan doontaa taasna waxaa laga fahmayaa ducada waalidka

يشير الحلم إلى أنك تثير شيئين وأنك لا تتخذ قرارا ، وهذا يرتبط أيضا بالأقارب ،

عندما ترى أنه في المنام يكون عقلك مشغولا بذلك ، تأتي بعض المشاريع إلى الشخص في شكل حلم عندما يفكر في شيء ما ،

عندما يكون الحلم شيئا تنشغل به روحك ويرتبط بالأقارب ، في النهاية سينتهي هذا بشكل جيد وهذا يفهم من دعاء الوالدين

Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta

 

Riyada lacagta halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More