Riyada abuuridda beerta maxay noqon

Su’aasha:

Asc waxan ku riyoday anigoo gari yar kaxenaya waxan wadada ku arkay naag wan gudbay dhaafay waxaan aaday tuulo yar Waxana ila socda qofkale ama laba qof aan garanayn wax dhibahna ma aysan jirin lasocdkoda waxan u tagay nin gurigisa barxadiisa ku beeraarya beer yar waxan donay inan arko u dhawado waxuna igu yiri halkan ka yara siko mire aya ku beran wana arkay wana ka yara durkay ninkasi waxu beeranayay beer yar gurigiisa daashkiisa qayastii 6miter dhirir beer yar waxu u baahnaa fertilizer mid ila socday ayaa u soo saaray waxan ku yiri ninkii beranayay halkan kiilo oo fertilizer ah ayaan sinkara oo kali ah halkiilo oo fertilizer ah wuna siiyay ninkii waxu bilaabay inuu ciid iyo fertilizer kii isku qaso sida shamiitada iyo ciida La iskugu qaso asigoo rabay inuu beero leen yar oo u dhinaa inu beero waxan kale oon arkay dukan yar o.o at will iyi gabar jogan south African ah waxayna I waydiyen sababta aanan u isticmaalayn kriket ka ama baaruda ana waxan ku iri sanadii laso dhafay oo dhan waan ridi jiray balsa hada 30 ayan galay nin wayn ayan ahay oo wan iska daayay itas ayan xasusta.

Riyada abuuridda beerta maxay noqon
Riyada abuuridda beerta maxay noqon

Jawaabta:

Riyada waxay ku biyo shubanaysaa abuurka dhulka asagaana ah astaanka ugu weyn ay riyada wadato.
Qofkii arko beer la abuurayo ama miro la galinayo riyaas waxay tusinaysaa qofka inuu ka dhabayn doono ujeeddooyinkiisa iyo danihiisa iyo riyooyinkiisa.
Waxaa kaloo soo galaya inuu qofka guursado naag aad wanaagsan oo barko badan.
Gaarigana saan dhowr jeer u sheegnay waa badbaado uu qofka helayo.
Hiisha ama fertilizer wuxuu xoojinayaa waxsoosaarka beerta marka guud ahaan riyada waa riyo wanaagsan khayr wadata.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More