Riyada aadan ordi karin adoo lagu daba socdo
Su’aasha:
Bahda webka Daruur waad ku mahadsan tihin sida aan noogu adeegaysan aad ban uga helay webkan qimaha badan, runtii webka dad badan ayaa u bahan
su’aal ayan qabaa oo ah riyada qof kusoo racdaysanaya oo aadan ordi karin maxaa lagu fasiri karaa dadka dhan way kaa ordayaa kaligaaga ayaa soo haraya.
