Riyada aabbaha oo biyo dhex galaya

Su’aasha:

Asc naag waxay aragtay ayadoo ku leh aabaheed inta ha marin biyo fadhiya, aabaha wuu galay biyaha asaga ,nin kale iyo wiil , ninka iyo wiilka si fudud uga baheen lkn aabaha wuu dheh fadhiistay, mar danbe guriga yimid asagoo korkiisa wada biya ah ,maxay tilmaameey?

Riyada aabbaha oo biyo dhex galaya
Riyada aabbaha oo biyo dhex galaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in mashaakil badan ay guriga ka dhici doonaan waxaana sabab u noqonaya aabbaheeda riyada waxaa laga yaabaa inay tahay digniin ku socota familkaas inay ka fogaadaan go’aanno qaar ay qaadanayaan, taas ayaa dhibka u keeni karta.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More