Site icon Daruur درور

Riyada aabbaha dhintay oo geeridiisa lasoo sheegayo

Su’aasha:

Asc, waxaan arkay aabaheyga dhintay mar hore oo hadana dhintay aan dhahaayo maxaa la igu soo sheegi waayay dhimashadiisa ,waxaan ogaa asagoo fiican , maxay noqoney ?.

Riyada aabbaha dhintay oo geeridiisa lasoo sheegayo
Riyada aabbaha dhintay oo geeridiisa lasoo sheegayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in adiga aad ku sugnaan doonto murug weyn iyo walwal badan, riyada adiga ayay kugu saabsan tahay, marka ducada badi aabbahaagana u duceey.

Exit mobile version