Riyada aabahayga oo i dhufanaya oona ii xanaaqsan
Su’aasha:
Asc wllo.
Asc wllo waxan xalay ku riiyooday Abahay iyo Adeerkay isla jooga in ay abahay gacan ii qaaday kadib anigana waan ka jawabay gacanta oo an gacan u qaaday muxuu noqon kara fasiirkeeda in waalidkay uu garacay asaga oo wata Ul kadib anigana aan ku dhuftay dharbaaxo Tankale Abahay khilaaf xoogan naga dhexeyo hadda isla ma hadlno oo waa ii xanaqsan yahay iyo Adeerkay lacag qaraan ayuu iga raba mana awooda marka ii fasiir walalo adoo mahadsan.
![Riyada aabahayga oo i dhufanaya oona ii xanaaqsan](https://daruur.com//wp-content/uploads/Riyada-aabahayga-oo-i-dhufanaya-oona-ii-xanaaqsan.jpg)