Riyada aabaha askari noqday oo qori haysta

Su’aasha:

waxaan ku riyoodey xaley aabaheey oo askari noqdey Qorina jilbaha u saaran yahay kabahana xeranayo inuu baxo doonayo.

Riyada aabaha askari noqday oo qori haysta
Riyada aabaha askari noqday oo qori haysta

Jawaabta:

Riyada waa riyo fiican aabbahaaga wuxuu heli doonaa farxad weyn sidoo kale awood iyo jaqo, waxaa kaloo riyada ay tusinaysaa caafimaadkiisa inuu aad u fiicnaan doono oo uu noqon doono qof awood iyo karti leh, sidoo kale inuu meel masuul ka noqon doono, waa riyo aad u fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More