Riyada 2 gabdhood uur leh Su'aalaha 3 years ago Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday 2 gobdhood oo mar hore iigu danbaysay iyagoo xaamila ah maxay noqon kartaaa. Riyada 2 gabdhood uur leh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay arrimo kuusoo dhow yihiin oo kaa farxinaya waana wax fiican oo qiima leh, riyada waa riyo fiican. Guud ahaan uurka waa wax la sugayo oo waqti u baahan marka riyada lagu arko, laakin hadda waxay badan tahay arrin muhim ah adiga aad sugaysay oo farxad leh inay kuusoo dhowdahay.