Wali waxaa isku dheggan amin arts iyo dadka uu u arko inay raban dumista qaran soomaaliyeed.
amin arts wuxuu u arkaa Farmaajo inuu yahay qofka dhisaya qaranka dadkaanna inay yihiin kuwa duminaya.
tolow amin arts ma wuxuu arkayaa wax annaga aynaan arkin?
Farmaajo iyo Khayre miyay ku fashilmeen xukunka soomaaliya?.
Sawirkan waxaa ka muuqda Shariif Axmed oo ahaa guddoomiyaha midowga maxkamadaha islaamiga sidoo kale waxaa ka muuqda Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.
sidoo kale guudoomiyhii hore ee baarlamaanka Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo Faarax Sheekh Cabdulqaadir.
Adiga maxaad ka qabtaa arrintan oo aminarts soo bandhigay inay yihiin dadkan dad burburnaya qaranka soomaaliyeed.