Raga hal mar bas gala waxa u roon awooddooda

Su’aasha:

qofka halmar biya baxa an mar labaad ku laaban karin markasna dhaqsi biyaha ka imadan maxa xal u ah sidee sadax mar camal ku gali kara

Raga hal mar bas gala waxa u roon awooddooda
Raga hal mar bas gala waxa u roon awooddooda

Jawaabta:

Taas waxay noqonaysaa nafaqada jirka siiba cuntada raga u roon, waxaa jira cuntooyin oo qofka awood xooggan siinaya, qofka markuu si toos ah u cunayo waxaa ka mid ah:

Kaluunka nooyadiisa kala duwan sidoo kale cuntada badda oo dhan waxaa soo galaya qubada, sidoo kale saliid seytuun iyo saliid macsaro iyo dhamaan waxyaala burutiinka badan leh sida loosta kaajuuga, fustuqa, bunduqa, iyo avocado  iyo basal iyo tuun iyo geedka ginseng dhamaan cuntooyinkan aad bay ninka awood u siiyaan.

Waxaa kaloo jira Zink oo laga helo cuntooyinka badankooda sidoo kale asoo kaniini ah ayaa la heli karaa, kaalin weyn ayuu ka cayaaraa xagga awoodda galmada, qofka jirkiisa uu ku badan yahay wuxuu gali karaa 3 jeer oo kale.

Laakin guud ahaan shardi ma aha qofka inuu dhowr jeer sameeyo waxaa muhimsan inuu qofka galmada dheerayn karo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More