Raga dumarka ku cayaaro astaamaha lagu garto
Raga dumarka ku cayaaro astaamaha lagu garto
Su’aasha:
scw walaal waxaan rabaa inaad iga jaahilbixisaan ninka ku jecel maxaa lagu gartaa iyo midka beenta kuu sheegayo markuu ku shukaansanayo, astaan lagu garan karo ma jirtaa raga beenta badan oo dumarka ku cayaarayo.

Jawaabta:
Ninka beenta badan oo naagta ku cayaari rabo astaamooyin badan ayaa lagu garan karaa waxaa ka mid ah:
Marka gabadha uu barto wuxuu ka dalbanayaa arrimo akhlaaq aan ahayn
Wuxuu isku dayaa inuu jirkeeda ku raaxaysto.
Mar kaste wuxuu iska dhigaa qof jacayl weyn u hayo oo aan ka maarmi karin iyada.
Wuxuu ku qasbaa inay oggolaato waxa uu ka rabo.
Wuxuu u ballanqaadaa ballanqaad been ah.
Laakin nin runlowga oo daacadka ah wuxuu u ilaaliyaa gabadha sida walaashiisa oo kale.
kuma xadgudbayo jirkeeda, aad buu u sharfayaa.
Ninka xaasidka qarsoon astaamaha lagu garto halkan ka daawo
A man who lies a lot and wants to play with a woman can be recognized by many characteristics, including:
When he meets a girl, he demands things from her that are not moral
He tries to enjoy her body.
He always pretends to be someone who loves her very much and cannot live without her.
He forces her to agree to what he wants from her.
He makes false promises to her.
But a true and honest man protects the girl like his sister.
He does not violate her body, he respects her very much.